Gudoomiyaha baarlamaanka oo hoygiisa ku qaabiley Shariif Xasan

0
60

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mohamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku Qaabilay Madaxweynihii Gudoomiyaha Xisbiga Horu-socod Qaran Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Labada masuul ayaa kulankooda waxaa ay isla soo qaadeen qaadeen xaaldaha Guud ee dalka iyo arimaha Doorashooyinka cakiran ee la filaayo in ay dalkaka dhacaan dhawaan.

Kulanka ayaan si dhab ah lo ogeyn loo ogeyn waxa kasoo baxay walow labaduba aysan wax xiriir ah la laheyn hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed.

Si kastaba arintu ha ahaatee Ololaha Doorashada Soomaaliya ayaa si aad ah looga dareemayaa Magaalada Muqdisho iyadoo Murashaxasharixiintu tiradoodu ay sii kordheyso maalinba maalinta ka dambeysa.