Iyadoo Khilaaf u dhaxeeyey Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa hada waxaa soo shaac baxaya in uu Khilaaf kale uu soo dhex galey Madaxweyne Farmaaho iyo Gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Mursal
Gudoomiye Mursal ayaa ku qanacsaneyn qaabka uu wax u wado Farmaajo ee la xiriira Doorashooyinka iyo gudiyada la magacaabey
Farmaajo ayaa la sheegey in uu walaac ka muujiyey Kulamada uu Mursal la yeeshey Qaar ka mid ah Musharixiinta, waxaa la sheegey in khilaafka Farmaajo iyo Mursal soo dhex galey uu Culeys ku yahay Madaxweyne Farmaajo