Cayaartoyeda koonfur galbeeed ayaa maanta taageerayaasha gobolka banaadir ay ku weerareen xili ay marayeen meelaan sidaa uga fogeyn garoonkii lagu qabanayey cayaaraha maamul goboleedyada.
Wararka aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaasheegaya in ilaa iyo 8 cayaaryahan oo ka tirsan kooxda koonfur galbeed ee dhawwac soo gaarey ha noqdeenmid culusiyo mid fudud.
Wararka ayaa waxaa ay intaasi kku darayaan in seddex kamidahcayaartoyda ay indhaha ka galeen dhalooyinkii ay turayeen taageerayaasha gobolka banaadir halka 5- kale uu soo gaarey dhaawacyo dhinaca madaxa, dhamaantood waxaa hadda la geeyey Hospitalka halkaasi oo l;agu dabiibayo.
Falkan foosha xun ay ku kaceen taageerayaasha gobolka banaadir ayaan welika hadlin maamulka gobolka banaadir iyo weliba dadkii abaabulka cayaarahan lahaa.