Wasaaradda amniga gudaha ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo in hub lala galo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda waxay sheegtay amarkaan inuu ka yimid raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble kadib markii maamulka garoonku uu cabasho kasoo gudbiyay hubka lala galayo garoonka diyaaradaha.