Odayaasha dhaqanka beelaha digil iyo mirifle oo soo saarey war saxaafaded ay kaga soo horjeedaan hadalkii generaal galaal

0
157

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha digil iyo mirifle ayaa waxaa si weyn loogu gorfeeyey hadal dhawaan kasoo yeeray generaal Maxamed Nuur galaal.

Generaal Maxamed Nuur Galaal oo ka hadley shirweyne ay isugu yimaadeen beelaha hawiye ayaasheegay in somaliya ay ka jiraan oo keliya seddex reer Daarood, Hawiye iyo isaaq inta kana aysan aheyd dad sidaa ugu badan dalka.

Gabagabdii kulanka ayaa adayaasha waxaa ay soo saareen war murtiyeed ay kaga soo horjeedaan hadalka jeneraal galaal,