Maamulka shirkada Duulimaadka Daruuro ayaa maanta waxaa ay deeq raashin gaarsiisey degmada xuduree gobolkabakool halkaasi oo ay beryahani ka taagneyd dhibaatooyin raashin la,aan kadib kolkii la godoomiyey dhamaan wadooyinka soo gala degmada.
Shirkadaniayaa noqoneysa shirkadii ugu horeysay ee deeq noocanoo kale gaarsiisa shacabka degmada xudurwaloay jiraan shirkado badan oo halkaasi ka shaqeysta sid hormuud iyo weliba dahabshiil.
Dhinaca kale waxaa degmadaxudurmaalmahan ku sugan hormuudka maamulka koonfur galbeed walow aysan jirin wax mucaawino ah oo ay halkaasi weli geeyeen balse ay balan qaadeen in dariiqyada xiran dib loo furi doono.