Golaha musharixiinta oo sheegey in 8da feb looga gudbi karo oo keliya wax la isla ogol yahay

0
75

Golaha midowga musharrixiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in siddeeda Febraayo kaliya looga gudbi karo heshiis siyaasadeed oo wadar oggol.

Warsaxaafadeed kasoo baxay golaha midowga musharrixiinta ayaa lagu sheegay in heshiis kasoo baxa shirka Dhuusomareeb uu noqon karo hannaanka ugu haboon ee looga gudbi karo xilliga kala guurka ah.