Wasarada caafimaadka oo ka warbixisay cudurka covid 19 iyo sida uu u faafayo

0
85

Wasaaradda Caafimaadka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka COVID 19 Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 90 ruux oo ku sugan Muqdisho, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

15th February 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,529

Laga Helay: 90

Banadir: 66
Somaliland: 19
Hirshabelle: 4
Koonfur Galabeed:1

Lab: 49
Dhedig: 41

Bogsasho : 11
Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,273
Bogsashada Guud: 3,750
Dhimashada Guud: 154