Madaxweynihii hore ee somaliya xasan sheekh oo sheegay in lasoo weerarey hoteelkii ay ku sugnaayeen

0
145

Madaxweynihii hore ee somaliya xasan sheekh maxamuud ayaa sheegey in kol dhaweyd ey ciidamada dowlada weerar ku qaadeen hoteelkii ay ka degenaayeen magalada muqdisho.

Madaxweynihii hore ayaa hadalkiisa intaasi ku darey in hotelka ay ku sugnaayeen isaga iyo sheekh shariif sheekh axmed balse ma jirto wax faahfaahin ah oo intaasi dhaafsiisan