Gudoomiyaha maxkamada sare oo amar ku bixiyey in xarunta maxkamada uusan soo geli karin qofaan xirneyn mask

0
125

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aano la xariira kahortaga Cudurka Safmarka ah Ee Covid 19.

Baashe Yuusuf ayaa amar ku bixiyey in dadka imaanaya Xarunta Maxkamada aan albaabka laga soo fasaxin hadii aysan wadan Af xirka (Face Mask) iyo Warqad cadeneysa in Cudurka iska soo baareen lagana waayey.