Maamulka jubaland oo mowqif cad ka istaagay shirarka uu ku baaqayo farmaajo

0
57

Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka jubaland ayaa mowqif cad ka istaagay shirarka uu ku baaqey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Warsaxaafadeedkaasi ayaa ku qornaa dhowr qodob oo ay ugu horeeyaan in madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey uusan ka mid noqon karin dadka xalka u raadinaaya arimaha doorashoooyinka dalka.

Warsaxaafadeedka halkan hoose ka aqriso.