Diblumaasi hore oo sheegay in somaliya aysan u baahneyn shaqsi keligiis taliye ah iyo dagaal kale

0
74

Diblumaasigaan oo lagu Magacaabo Cemalettin Kani Torun ayaa soo noqday safiirka Turkiga ee Soomaaliya sanadihii 2011 ilaa 2014, waxaana uu sheegay in digniinta Madaxweynaha Puntland ay Beesha Caalamka u noqoto baaq baraarug ah.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa twitte-ka ayaa waxaa uu sheegay in xilligan Afrika u baahneyn kaliye taliye, taasoo ka iman karta in uu dhaco dagaal sokeeye oo sababi kara dhimasho, dhaawac iyo barakac.