Warar aynu ka helyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in kol dhaweyd uu shir uga furme hotel ducaale siyaasiyiinta beelaha hawiye mucaarad iyo muxaafid.
Shirkaasi ayaa la sheegayaa in lagu gofeynayo xaalada cakiran ee uu dalka ku jirto maalmihii lasoo dhaafay taasoo uu u dhexeeyo dowladawaqtigeeda dhamaadey iyo mucaaradka.
Kulanka ayaa ahaa kolan beryahanba si hoose looga shaqeynayey qabsoomidiisa waxaana la filayaa in uu kasoo baxo natiijo is afgrad ah walo aan la ogey qaabka uu madaxweyne farmaajo u aqbali doono.
Si kastaba arintu ha ahaatee golaha musharixiinta ayaa intooda badan waxaa ay ahaayeen dad isku heyb ah halka ay ku dhex jireen dad yar oo fara ku tiris ah oo kasoo jeeda beelaha kale ee somaliyeed suaasha u baahan in la is weydiiya wexey tahay isfahanmka siyaasiyiinta beelaha hawiye muxuusaameyn ah oo uu yeelan karaa somalida kula jirtey golaha