Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

0
178

Golaha odayaasha dhaqanka koonfur galbeed ayaa waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan umada somaaliyeed gaara ahaan shacabka koonfur galbeed iyaga oo ka tacsiyadeynaya geeridii ku timid alaha u naxariistee Malaaq Xasan Shure maxamuud.

Alaha u naxariistee malaaq Xasan Shurow ayaa waxaa uu ka tirsanaa golaha odayaasha dhaqanka somaaliyeed islamarkaana si aad ah ugu doodi jirey arimaha koonfur galbeed.

Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo isagana janadii fardowsa ilaahay haka waraabiyo