Madaxweynihii hore ee somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid alaha u naxariistee malaaqa guud ee beesha hubeer Malaaq Xasan Shurre oo maanta ku geeryoodey magalada muqdisho.
Sheekh Shariif ayaa bartiisa twiterka soo dhigay qoraal uu ugu tacsyadeynayo umada soomaaliyeed gaar ahaan shacabka koonfur galbeed waxaana uu ilaahay uga beryey inuu janadii fadowsa ka waraabiyo