Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuunAllaha u naxariistee waxaa maanta magalada muqdisho ku geeryoodey rug cadaa Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaciil oo ka tirsanaa Golaha shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Marxuumka ayaa soo noqday Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya Ee Ruushka.
Bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey marxuun Cabdullahi Sheekh Ismaciil waxaana leenahay janadii fardowsa ilaahay haka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo