Golaha midowga musharraxiiinta ayaa bayaan ka soo saaray dhalinyarada Somaaliyeed ee da’yarta ah oo tababarka u jiray dalka Eritrea iyo dacwooyinka la xiriira ka qeybgalkooda dagaalada sokeeye ee dalka Ethiopia.
Golaha musharraxiinta waxay sheegeen in raysal wasaare Rooble uu magacaabay guddi magac-uyaal ah, oo ay ku jiraan dadkii ka masuulka ahaa ciidamada, kuwaas oo ay sheegeen in aysan waxba ka oranin caddeymaha isisoo taraya ee dhalinyarada.