WARARKA Gudiga doorashooyinka hirshabele oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada 4 kursi By admin - March 25, 2022 0 144 FacebookTwitter Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad-gobolleed ee Hirshabelle, ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada afar kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)