Alshabab oo weerar kusoo qaaday xero ay ciidamada dowlada ku lahaayeen degmada xudur

0
252

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed, kaasoo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka uu siweyn u saameeyay degmada iyo degaannada u dhow dhow, isla markaana ay ku dhaaeacmeen askar katirsan Ciidamada.