Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii Isniintii ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Madaxweynaha ayaa faray guddigaan in si deg deg ah ay ku howlgalaan si loogu gurmado dadka ku waxyeeloobay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Beledweyne, qiimeynna ay ku sameeyaan baaxada qasaaraha ee uu geystay.
![](https://i0.wp.com/www.daafeet.com/wp-content/uploads/2022/10/hitshabele.jpg?resize=696%2C925&ssl=1)
![](https://i0.wp.com/www.daafeet.com/wp-content/uploads/2022/10/hirshabele.jpg?resize=696%2C886&ssl=1)