Wasaarada diinta iyo awqaafta oo culumada ka mamnuucdey aadista deegaanada ay maamulaan alshabab

0
302

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ku socda Cullimada Soomaaliyeed, kaas oo looga mamnuucayo inay aadaan degaannada ay maamulaan ururka Al-Shabaab, sidoo kalena ay la magacaabilaan.

Qoraalka oo ka kooban hal bog ayaa lagu soo bandhigay qodob oo ku socda Cullimada Soomaaliyeed, iyada oo laga amba qaadayo shirkii Cullimada Soomaaliyeed ee qasoomay intii u dhaxeeysay 24-kii iyo 29-kii Octoober, waxaana ay kala yihiin.