Ciidamo sita gawaarida dagaalka oo soo gaarey deegaanka qaayib ee gobolka galgaduud

0
521

Ugu yaraan 30 gaadiidka dagaalka ah iyo ciidamo badan oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadan ayaa loogu talo galay inay ka qeyb qaataan howlgallada lagu doonayo in Al-Shabaa looga saaro degaannada ku yaalla bariga gobolka Galgaduud.

Saraakiisha & Mas’uuliuiinta kale ee la socota Ciidamada ayaa sheegay in hadda loo diyaarsan yahay iska xorreynta Al-Shabaab, isla markaana dhawaan ay howlgelli doonaan.