Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan somaliya oo booqdey ciidamad atmis ee ka howlgala dalka somaliya

0
373

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa booqday ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho, taasoo qeyb ka ah barnaamijkiisa Soomaaliya.

Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa bogaadiyay shaqada ciidamada ATMIS ee taageeraya ciidamada ammaanka Soomaaliya ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab.

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine Souef oo kualn la qaatay Saraakiisha ciidamada Uganda ee kusugan magalaada Muqdisho ayaa ugu baaqay inay la yimaadaan qorsho cusub oo la xiriira dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.