Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaasi heshiis iskaashi kula saxiixday dhigiisa Taliyaha ciidanka Booliiska dalka Itoobiya Janaraal Damelesh Garbamichel.
Taliyeyaasha Booliiska dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay iskaashi dhanka amniga iyo wadashaqeyn la xariirta wadaagista xogaha kala duwan ee la xariira shaqada ciidanka.
Heshiiskaan ay kala saxiixdeen taliyeyaasha Booliiska Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa imaanay, iyadoo mudooyinkii dambe uu