Ciidamo ka tirsan gor gor oo ku sugnaa beled xaawo oo laga soo qaadey

0
475

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilowday inay soo daabusho qeybtii ugu horeysay ciidamada Gor-gor ee Belad xaawo kusugnaa.

Gadiidka dagaal ee ciidamada ayaa lagu soo qaaday ka hor inta aan dhowr diyaaradood oo kuwa xamuulka ah usoo daabulin.

Ciidamada oo dhowr Xero kaga sugnaa magalaada buula xaawo ayaa shalay galab soo faarujiyey kuwaas oo loo qaaday degmada Dooloow maantana diyaarad kasoo raacay halkaasi.

Waxaa fashilmay Dedaalo lagu joojin lahaa in gadiidka aan la qaadan ayaa guuldareystay waxaana laga cabsi qabaa in isku dhacyo ay ka dhashaan arinta gaadiidka ciidanka ay ka tageen.