Agaasimaha madaxtooyada oo ka hadley qaabka looga bixi karo isqabqabsiga madaxda sare ee dalka

0
409

Agaasimaha guud ee madaxtooyada dowladda Soomaaliya, Xuseen Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay in awoodda fulinta hal aragti ay hoggaamiso.

Agaasimaha madaxtooyada wuxuu aaminsan yahay in arrintaan ay xal u noqon karto khilaafka soo noq noqda ee soo kala dhexgala madaxda ugu sarreysa dalka.

Xuseen Sheikh Maxamuud Wuxuu hadalkiisa sii raaciyay in awoodaha sharci dajintu iyo garsoorku yihiin waxa loo baahan yahay in lagu dabro awoodaha halka aragti ee fulineed.