admin

13716 POSTS

Exclusive articles:

Fu'ad Shongale oo shacabka kismaanyo ugu baaqey iney ka qeyb qaataan dagaalada

Fu’aad Maxamed Aadan Qalaf Shongale oo kamid ah saraakiisha Ururka Al-Shabaab oo la hadlay Idaacada ku hadasha Afka Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu ugu baaqay...

Madaafiic xaley lagu weerarey degmooyinka shibis iyo boondheere

Hoobiyeyaal aan la garaanyn halka ay ka yimaadeen ayaa waxay xaley ku dhaceen guryo ay daggan yihiin dad shacab ah iyo kaam ku yaalla...

Maddaxweynaha oo xaley kulan la qaatey baarlamaanka cusub

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada xildhibaannada baarlamanka federalka Soomaaliya iyo murashaxiintii xilka madaxweynenimo kula tartamay. Kulankan ayuu madaxweynuhu...

Al-Shabab Resumes Broadcasting in Key Somali Town

Somali militant group al-Shabab has resumed radio broadcasts in the key port city Kismayo, vowing to fight to the death against pro-government forces poised...

Qaramada midoobey oo ugu baaqdey maddaxweynaha cusub inuu dhiso dowlad tayo leh

Golaha oo kulan ay shalay ku yeesheen magaalada New York ku soo hadal-qaaday xaaladda Soomaaliya ayaa qiray sida ay ugu qanacsan yihiin inay Soomaalida...

Breaking

Maleeshiyaad dad xoola dhaqato ku weerarey deegaano hoostaga magalada dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyo...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey heshiis amni oo ay dowladala gashey dowlada ciraaq

Golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta...

Lamaane is qaba oo lagu xukumey laba sano oo xajig ah

Maxkamadda Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa 2 sanno...

Madaxweynaha maamulka somaliland oo ka hadley musaafurinta shacabka reer qaza

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa soo...
spot_imgspot_img