Maqaalada

Guusha Ummadda Somaaliyeed iyo Guuldarada Shisheeye Kalkaalka

Ayadooo maanta baarlamaanka federaalka ee dowlada somaliya uu doortey gudoomiye baarlamaan una doortey doortey gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Doorashada...

Ya ka masul ah Musiibadaan dhamaaadka lahayn ee ku habsatay Dalkeena

Dhibka umada Somaalida heeysata wuxu soo maray marxalado kala gidisan. Ruunti umaada Somaliyeed oo dhan ma dul saari karno sababta keentay dhibatada iyo dagaalkan...

Caqliga Ha Shaqeeyo: Dulmiga iyo Dar Xumada Ka Xorow Inta Aadan Dulmin Walaalkaa

Gooni isku taaga gobolka shabeelaha hoose waxaa uu bilowdey sanadka marka uu ahaa 1972 taasi oo markaasi dowlada milateriga ee uu madaxweynaha ka ahaa...

Qalinkii Jama Ismaaciil:Jawabta Gaas Waxba Ha ka soo Qaadin Waa Kuwii Hore oo kale

Madaxweyne Gaas waa khabiir reer Puntland si fiican u bartey dabcigooda iyo ma qashiinta dhagahooda kalamadaha ay jecel yihiin. Waxaa bilowga bisha September Xasan Shiikh...

Guuxa dadweynaha…Shariif Xasan Shaxdan La Degay Ma Ciyaari Karaa?!

Guud ahaan beelaha Soomaaliyeed ayaa waxay maanta kawada dheregsan yihiin in Siyaasada dalka haatani ku jirto marxalad kala guur ah taasi oo halkii geedigeeda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img