Maqaalada

Salaadiinta Aw-Digil waxa ku Ceebta ah ma gartaan?

Guud ahaan Ummad Ummad-nimadeeda waxaa laga dayaa hogaankeeda(Culimada iyo Umarada) oo hadii ummadu ay hesho hogaan wanaagsan waxaa hubaal ah inay ummadu wanaagsanaanayso hadiise...

Wixii Xunba Xaawaa Leh! Dagaalka Shabeelaha Hoose oo Shabaab Loogu Mar Marsiyoonayo Iyo C/qaadir Siidii oo Noqday Aalada Loo..

Waxaa dunida caadi ka noqotay ku mar marsiyooshada waxa loogu yeero (La dagaalanka argagaxisada) si loogu fushado arimo badan oo aan wax raad iyo...

KoonfurGalbeed Muqdisho maloo beec geeyay mise waa lagu barya tagay?

Ku dhowaad bil waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafdi balaaran ee uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Soomaaliya mudane Madoobe Nuunow Maxamed, Wafdigan ayaa kolkay...

WAFDIGA MADAXWEYNE NUUNOW MAXAA LA GUDBOON.

Diyaargarow maanta 29 May 2014 Baydhabo la damacsanaa in lagu soo dhaweeyo Madaxweynha dowladd goboleedka Koonfurglabeed Mr. Madoobe Nuunow iyo Wafdigiisa ayaa baaqday. Ilo...

Shirkad Shisheeye oo baaris Shidaal iyo Gaas ka bilowday Degmada Afgooye !(Warbixin)

Shirkada Kilimanjaro Capital oo fadhigeedu yahay Belize ee koonfurta Amerika ayaa sheegtay inay bilaabi doonto mashruuca Gaaska iyo Shidaalka laga soo saarayo degmada Afgooye...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img