Maqaalada

Shabeelada hoose iyo koonfurta galbeed soomaaliya maxaa keenay marwaliba in leysku qabqabsado marwalibana la fashiliyo wax waliba oo ay dhistaan.

Waxaan xasuusanaa in horey loo fashiliyey maamulkii uu madaxweynaha ka haa abuukaate XASEEY, Allah ha u naxariistee, dowladii uu madaxweynaha ka ahaa shaati gaduud...

GUMEYSI CUSUB IYO GARBADUUB SIYAASADEED Koofur-Galbeed Soomaaliya By: Isaak unishef

Waayaha, waqtiga, xaaladda, siyaasadda iyo dadkuba isu ekaa!!! Waxaad mooddaa Soomaaliya inaanay weligeedba xoroobin. Mise tolow Soomaalida kale way xorowdaye dadyowga Koofur-Galbeed ayaan weli...

Xalka Xurgufaha Federaalismka

Somalida waxay isku raacday in aay qaataan habka federaaliga ah si aay uga baxaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay dowladihii dhexe ee wadanka ka talinaayey marka...

Afgooye Degmadii Ugu Danbeysey Ee Dhamaadka Isbaarooleyda Soomaaliya

Afgooye waa Degmo Kamid ah Demooyinka 8da Ah Ee uu ka kooban yahay Gobolka Shabelada Hoose, waa degmo qadiimi ah xaruna u aheyd mudo...

Amiin Caamir oo sawir gacmeed ku muujiyay Gumaadka Ciidamada Dowlada ay ku hayaan reer Afgooye

Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka Ciidamada Dowladu ay u geysanayeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img