Video

Daawo:- Bananbixii shaley ey dhigeen darawalada ka shaqeeya jidka isku xira Muqdisho iyo Shabelaha hoose

Bananbax balaaran ayaaa shaley ka dhacay wadada isku xirta degmada afgooye iyo magalada muqdisho bananbaxaasi oo ey soo qaban qaabiyeen darawalada ka shaqeysa wadadaa...

Daawo:- Xaflada Qalin jebinta quraanka kariimka ee Masjid Al Hikma

Daawo Xafladii qalin jebinta Quraanka kariiimka ee ka dhacdey Masjid Al-Hikma ee magalada Toronto. Halkan hoose ka daawo. Watch live streaming video from daafeetcom at livestream.com

Daawo: Askii Avv Xaseey Sheekh Ibraahin oo shaley gelinkii dambe lagu aasey magalada baydhaba

Alahah u naxariistee waxaa shaley gelinkii dambe lagu aasey magalada beydhaba ee xarunta gobolka Bay Avv. Xaseey Sheekh Ibraahin oo malintii Axada ku geeryoodey...

Daawo: Kulankii ey Beelaha Hawiye ku ciclaamiyeen lahanshaha Gobolka Shabeelaha Hoose

Kulan ey yeesheen beelaha hawiye ayaa shaley ka dhacay magalada muqdisho kulankaas oo ey ku cilaamiyeen iney leeyihiin gobolka shabeelaha hoose. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=Z9hRqOqOuIM] Daafeet.Com

Daawo…Nuqul kamid ah Dastuurka KoonfurGalbeed oo maanta loo qatbiyay Ergooyinka Shirka.

Gudiga shirirka ee magalada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe waxaa ey odayaasha u qeybiyeen qeyb ka mid ah Dastuurka lagu dhaqi doono maamulka koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img