Wadajirradio Atlanta

Dhegayso..In ka badan 80 Gaadiidka xamuulka qaada sida shixnado ganacsi oo ku xanibay xuduuda Kenya iyo Soomaaliya

Gaadiid fara badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo ku kala wajahnaa gobollada Gedo iyo magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa...

Dhegayso…Maxamed Abdi Kaliil "Sidaan xag jirada uga saari jirnay Kismaayo ayaa kuwana uga saaraynaa"

Maxamed Abdi Kaliil Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dowlada Fedraalka Soomaaliya oo maanta waraysi siiyay Wadajirradio ayaa sheegay in Axmed Madoobe iyo Shakuul ay yihiin...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio.

Halkan ka dhegayso wararka Wadajirradio Atlanta warka ---Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka qaybgalay shir looga hadlayay amaanka oo...

Dhegayso…Shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed oo loo balamay 27 bishan

Kulamo aan loo kala kicin oo maalmihii lasoo dhaafay ay Malaaqyada Digil iyo Mirifle ay ku lahaayeen magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay ayaa waxaa...

Dhegayso….Haweenka gobolka Baay oo baaq u diray hay'adaha samafalka iyo Dowlada

Haweenka gobolka Baay ayaa qaylo dhaan ka keenay Barakacayaasha ku nool gobolkaasi oo haatan xaaladooda u muuqata mid aan cidi u maqnayn ceelna aan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img