Wadajirradio Atlanta

Dhegayso…Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom oo lagu weeraray Shabeelaha hoose

Qaraxyo xoogan oo isxigay ayaa maanta lagu weeraray gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM oo marayey degaano u dhexeeya...

Dhegayso..Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga oo ka jawaabay Su'aalo ay weydiiyeen Xildhibaanada BJFS

Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta hortagay barlamanka si uu uga jawaabo su'aalo ay qabeen Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya...

Dhegayso..Maxamed Cabdi Gandi "Odayaasha Dhaqanka beesha Ogaadeen awalba Macmal ayay ahaayeen"

Shirka mala-awaalka ah ee maamul u samaynta Jubooyinka iyo Gedo oo maamlihii lasoo dhaafay hakad ugu jiray culays Siyaasadeed,Dhaqaale iyo Milatari soo wajahay awgeed...

Dhegayso…Afgooye oo Bandow daraadii salaada Cishaha aan Masaajidada lagu tukan doonin

Bandow bilaaban doona 6:30 Maqribka ka dib dhamaana doona 5:30 Salaada Subax ayaa waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/4/2013 lagu soo rogay degmada...

Shabeelaha hoose 21 Sano kadib 21 Isbaaro dhex taal.

Guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan inta degta koonfurta waxay ka wada dheregsan yihiin dulmiga aan loo meel dayan ee lagula kacay Shacabka Soomaaliyeed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img