Wadajirradio Atlanta

Dhegayso….Wararka Wadajirradio Atlanta

----Qaraxyo waaweyn iyo Weeraro maanta ka dhacay Muqdisho ----Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo canbaareeyay Qaraxyadan. ----Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka hadlay Qaraxyada ----Raysal wasaaraha oo dalka dib...

Dhegayso…Ciidamada magaalada Kismaayo oo Isbaarooyin shacabka u dhigtay.

Ciidamo gadoodsan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta jidgooyooyin dhigtay inta badan wadooyinka dhexmara magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka j/hoose. Ciidamadan oo la sheegay...

Dhegayso….Roobab ka da'ay Baydhabo oo guryo la'aan dhigay Qaxootiga.

Roobabka Xilliga guga ayaa waxay ka curteen inta badan gobolada KoonfurGalbeed ee dalka iyadoo caasimada gobolka Baay ee magaalada Baydhabana uu roobku ka da'ayay...

Dhegayso…Roobab ka da'ay Baardheere oo xanibay isusocodka magaalada

Roobabkan ka da'ay Gudaha Degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah Tuullooyinka hoos yimaada ayaa ahaa kuwii ugu waqtiga badnaa ee ka da,a Deegaanka,tan...

Wafdi ka socda (UNPOS) oo Baydhabo u tagay dedejinta samaynta maamul goboleedka KoonfurGalbeed

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Baay Wafdi balaaran oo ka socdey Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya ee marka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img