Wadajirradio Atlanta

Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar Shalay iyo Maanta!

Taariikhdu waa madal qoran oo aan marnaba been ka sheegin dhacdada waqtiga waxaana taariikhi loo bartaa in laga badbaado khaladaadkii uu Aadmigu soo maray...

Dhegayso…Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar Aqoon yahan Aqoontiisa ka Aradan!!!

Aqooni waa furaha u sahla Aqoon yahanka fahamka dhacdooyinka uu fahamkoodu uu ku adag yahay kuwa Aqoonta ka aradan (Juhalada/Aqoon laawayaasha)sidaa si la mid...

Beelaha Biimaal, Digil iyo Mirifle, iyo beelaha Banaadirga ee dega gobolka shabeelaha hoose oo beeniyey dulmina ku tilmaamey warbixintii ay qoreen websiyedada beesha Habargidir...

Beelaha Biimaal, Digil iyo Mirifle, iyo beelaha banaadirga ee dega gobolka shabeelaha hoose oo beeniyey dulmina ku tilmaamey warbixintii ay qoreen websiyedada qaarkood hadalkaasi...

Dhegayso….Wararka Wadajirradio

Halkan ka dhegayso wadajirradio April 17 w

Dhegayso…Shaati-Gaduud oo maanta lagu aasay Baydhabo.

Allaha U Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Meydkiisa laga soo dajiyay Siyaasiga Xasan Max’ed Nuur Shaati Gaduud kaasi oo  Salaadda Janaasada lagula tukaday Garoonka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img