WARARKA

Somali Badan oo Xalay Guul Ka Gaartay Isreereebkii Doorashooyinka Ka Dhacay Magalada Manisota

Ilhaan Omar ayaa ku guulaystay doorashada xisbiga Dumuriqaaadiga ee ka mid noqoshada golaha Aqalka hoose ee Maraykanka, waxaayna ku soo baxday codadkii la tiriyey...

Somali Government’s Decision To Side With Saudi Arabia Against Canada Backfired.

As they say politics does not have a permanent friend but it actually has a permanent interest. Today’s world politics is unpredictable and getting...

Ul Toosan oo Tubta Taallo wixii loogu Tagay Ayeey Qabtaa

Kadib wararkii ka soo yeeray Malaaq Xasan Shure iyadoo ay hareero fadhiyaan Xildhibaano koonfur galbeed u matala Baarlamaanka Federaalka & midka koonfur galbeed, kuwaasi...

Xukuumada Somaliya oo Loogu Baaqay Inay Ka Hortagto Xadgudubka Loo Geysto Shacabka

Warbixin cusub ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa waxa ay ku talisay in laga faa’ideysto horumarka muhiimka ah ee geedi socodka nabadda, islamarkaana aanay...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Ciidamada Ku Amray Iney Ilaaliyaan Xuquuqda Shacabka

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen C/wali Xuseen Jaamac "Gorod" ayaa ku amray Ciidamada xoogga dalka in ay ilaaliyaan Xeerarka Caalamiga ah ee ilaalinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img