WARARKA

Wasiirka Wasarada Waxbarashada oo Shegay Ineysan Aqoonsaneyn Jaamacadaha Ka Howlgala Dalka

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo la hadlay warbaahinta ah ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla...

Dhegeyso: Salaad Cali Jeele oo Runta u Sheegay Odey Dhaqameedyada Somaliyeed

Salaad Cali Jeelle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Shaqsiyaad ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Al-Shabaab u fududeeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada...

Akhriso: Warqad uu Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Ku Dhisay Gudiga Dhaqaalaha Qaranka

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in uu dhisay gudi la magac baxay guddiga dhaqaalaha Qarankaisaga...

Kalsooni Darada Siyaasada iyo Madaxda Somaliyeed

Waxaanu ka baraney sooyaalka siyaasadaha isbedbedalka ee waddanka Soomaaliya taasoo halbeeg ama erey bixin cusub loo yeeley tusaale hadaan soo qaato shirarki kala duwana...

Boliska Dalka Itoobiya oo Gacanta Ku Dhigay Malaayiin Dollar Iyo Hub Sharci Daro Ah

Booliska Federaalka dalka Itoobiya ayaa gudaha Magaalada Addis Ababa ku qabtay lacag doolar ah iyo hub si sharci darro ah usoo galay dalka. Taliyaha Booliska...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img