WARARKA

Masar iyo Jabuuti oo oo balan qaadey iney ciidamo ku dari doonaan howlgalka xasilinta somaliya

Midowga Afrika ayaa bilaabaya hawlgalka taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) Janaayo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS ee hadda ka jira Soomaaliya. Waxaa la sheegay in...

Taliska ciidanka xooga dalka oo amar kusoo rogey shacabka kunool gobolka bakool

Taliska ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha deegaanada gobolka Bakool ayaa soo saaray amaro ku socda dadka ku...

Xukuumada oo ugu deeqdey 500.000 oo dollar dadkii waxyeelada kasoo gaarey qarixii alshabab

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi barre ayaa Xalay shir guddoomiyay shir deg deg ahaa oo golahiisa Wasiiradda kaga hadlayeen weerarkii khasaaraha badnaa...

Baarlamaanka oo maanta meel mariyey xeerka shaqada somaliya

Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya. Hindisahan ayaa helay taageero, kaddib markii 138 mudane ay u codeeyeen, halka afar mudane...

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo walaac ka muujiyey weerarkii alshabab ee jimcihii lasoo dhaafay

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii kooxda Al-shabaab Jimcihii lasoo dhaafay ka geysatay Xeebta Liido ee magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img