WARARKA

Mamulka shabelaha dhexe oo sheegey iney la wareegi doonaa goobo hor leh

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle oo la hadlay warbaahin Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in hada qorshaha ay wadaan...

Maamulka Afgoi Action council oo tacsi diraya

Afgoi Action Council waxa ey tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Caziizo Axmed Aliyo iyo reerkeeda oo dhan wexeyna ugu tacsiyeynayaan geeridii ku timid odeygeeda...

Maddaxweynaha maamul goboleedka puntland oo isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goordhow isku shaandheyn ku sameeyay golaha xukuumadda maamulka Puntland iyadoo qaar wasiirada ka mid ahna ay...

Bananbax lagu taageerayo maddaxweynaha cusub oo maanta ka dhacay degmada shangaani

Bananbax lagu taageerayo maddaxweynaha cusub ayaa maanta ka dhacay degmadada shangaani ee magaalada muqdisho kaasoo ey isugu soo bexeen dad aad u fara badan...

Ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada oo la wareegey gacan ku heynta deeganka Biibi

Taliska ciidamada AMISOM ayaa war ay soo saareen ku sheegay in ciidamadooda iyo kuwa dowladda oo is-garabsanaya ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img