WARARKA

Dagaal goor dhaweyd ka bilowdey deegaanka Janaa-cabdalle ee gobolka jubada hoose

Dagaal culus ayaa saaka ka qaraxay inta u dhexeysa deegaanada Harboole iyo deegaanka Janaa-cabdalle, waxaana dagaalka soo qaaday Ciidamada huwanta oo weerar sadex geesood...

Gudomiyaha gobolka shabelaha hoose oo sheegey in howlgalo lagu sugayo amanka laga bilabey degmada afgooye

Gudoomiyaha maamulka gobalka Shabeelaha Hoose  C/qaadir Maxamed Nuur Sidii oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in haatan ay kak socdaan degmada afgooye howlgalo balaaran...

Ciidamada dolwada kenya oo howlgalo ka bilaabey xafadaha ey degaan somalida

Waxaa Xaalad cabsi ah ay soo wajahday Soomaalida ku Nool Dalka Kenya kadib markii Ciidamada Dalkaasi ay baaritaanno ka bilaabeen Magaalada Nairobi ee Caasimadda...

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo dhaleeceeyey werarkii shaley

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Bankimoon iyo ergaygiisa Soomaaliya ayaa si xoogan waxa ay u dhaleeceeyeen weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay maalintii shalay...

Afhayeenka ururka alshabab oo sheegey in dagalka ey kula jiraan dowlada uusan dhamaan doonin

Afhayeenka guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in hadafka iyo dagaalka Shabaab marna uusan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img