WARARKA

Maddaxweynaha dowlada federalka oo cambaareeyey qaraxii shaley

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud oo cambaareeyay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu weeraray hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho oo uu...

Gudomiyaha barlamanka oo kulan la qaatey safiirka somaliya u fadhiya dowlada turkiga

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambasador Kamuludiin kaani Thuran ayaa waxa ay...

Xoghayaha guud ee qaramada midoobey oo soo dhaweeyey dorashada maddaxweynaha cusub

Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa soo dhoweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, oo aheyd tallaabadii ugu dambeysay ee lagu soo dhammeystirayay...

Gudomiyaha barlamanka prof Jawaari oo sheegey in xaflada caleema saarka maddaxweynaha ey dhici doonto isbuuca soo socda

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay maanta oo Arbaco in la caleemo saari doono maddaxweynaha cusub  toddobadka soo socda. Prof. Jawaari...

Xoghayaha arimaha dibada dalka mareykanka Hillary Clinton oo soo dhaweysey dorashada madaxweynaha cusub

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Hillary Clinton ayaa soo dhaweysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii Isniinta doorasho ka dhacday Muqdisho uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img